All articles

A human figure standing still while the external

Muhiimadda Toosinta Safka Salaadda

marka laga hadlayo salaadda jamaacada, arrin si gaar ah u mudan fiiro waa toosinta safafka

A human figure standing still while the external

Ma Dunida Dhabta Ah Ayaad Ku Nooshahay Mise Sawirka Maskaxdaada?

Mar walba ma hubtaa in waxa aad aragto uu yahay xaqiiqo? Mise maskaxdaadu ayaa kuu turjumaysa dunida sida aad adigu u rabto?

The warm sunset light between them radiates mutual respect and closure, while the minimalist composition and cultural neutrality preserve the emotional clarity and universality of the moment.

Sida Xiriir Looga Baxo Adigoon Qof Kale Dhaawicin

Ka bax xiriir adigoo leh biseyl maskaxeed, faham shucuureed,iyo ixtiraam.

Symbolic image showing a person taking the first step forward as light rises, representing action creating motivation and dopamine activation

Ha Sugin Rabitaan – Ficilka Ayaa Keena Rabitaanka

Bilow ficil yar, rabitaankuna wuu ku raaci doonaa — faham cilmi-nafsiyeed oo wax ku ool ah.

Glowing, translucent human molar with subtle internal cracks, against a blue scientific background with faint molecular structures and light rays, symbolizing dental strength and permanence

Ilkaha: Qayb aan dib u soo kabsan karin

Sababta ilkaha aysan ugu bogsan karin iskood iyo sida loo ilaaliyo caafimaadkooda.

A person talking while the listener looks bored and distracted, showing loss of interest in conversation

Saddex Waxyaalood oo Kusoo celin Karto xiisaha wadahadalka

Haddii aad qof wadasheekaysanayseen oo aad aragto oo aad jalleecdo inuu...

Macnaha Asalka ah iyo Aragtiyaha Education

Waligaa ma is weydiisay macnaha saxda ah ee ereyga Education?

Maxaa Saameeya Feejignaanta

Qarnigan casriga ah, dareenka aadanaha waxa uu noqday hantida ugu qaalisan..

CASHARADA NOLOSHA

Waxaad xaq noogu leedihiin in aannu idinla wadaagno qaybo ka mid ah khibraddayada iyo waayo'aragnimadayada, idinka ayaana leh dookha iyo doorashadaba.

Qaybta 1aad
7 abstract-background-with-low-poly-design

Internet Service Providers (ISP) – Fahamka iyo Noocyadooda

Baro Tier 1, Tier 2, Tier 3 iyo adeegyada ISP ee muhiimka ah ee internet-kaaga taageera.

Sawir muujinaya farqiga u dhexeeya kalsoonida beenta ah iyo tan dhabta ah

Kalsooni Been ah vs Kalsooni Dhab ah: Sidee Loo Kala Gartaa?

Ma garanaysaa farqiga u dhexeeya kalsoonida dhabta ah iyo tan beenta ah?

7 Open Source Android Apps oo nolosha fududeynaya

7 Open Source Android Apps oo Noloshaada Fududeynaya

Ma taqaanaa 7-dan app?

Hadalka Waa Muraayadda Maskaxdaada iyo Qalbigaaga

Hadalka: Muraayadda Maskaxda & Qalbiga

Erayadaadu waa tarjumaadda gudahaaga.

1,000-ka maalmood ee dahabiga ah

Xilliga Dahabiga Ah

1,000 maalmood oo beddeli kara nolosha ilmahaaga.

Dadka Shaqaynaya iyadoo lala socdo

Saameynta Hawthorne

Sidee Kormeerku U Saameeyaa Dhaqanka Aadanaha?

Sawir sharxaya muhiimadda fakerka

Sidee Maskaxdu U Keentaa Fikir Hal-abuur Leh?

Baro sida maskaxdu u dhaliso fikrado hal-abuur leh iyadoo ka faa'iideysaneysa xasuus iyo dareen.

Sawir muujinaya Aamiin iyo Aammiin

Farqiga u Dhaxeeya Aamiin iyo Aammiin

Inta badan waynu ku qaladnaa - balse farqiga u dhexeeya "Aamiin" iyo "Aammiin" wuu weyn yahay.

True love vs emotional attachment

Farqiga u dhexeeya Jacaylka iyo Isku Xirnaanshaha

Waa laba dareen oo isku eg, balse natiijo ahaan kala fog sida cirka iyo dhulka. Ogoow farqiga u dhaxeeya jacayl iyo ku xirnaanshiyo...

Sawir sharxaya camalka joogtada

Camalka Joogtada ah: Talaabada Yar ee Weyn

Camal kasta oo la joogteeyo wuxuu dhisaa dulqaad, masuuliyad, iyo xiriir Alle lagu kasbado.

Kala_duwanaanta_caqliga_iyo_maskaxda

Farqiga u dhexeeya Caqliga iyo Maskaxda

Caqliga iyo maskaxda ma isku mid baa? Faham dhab ah halkaan ka akhriso.

Faa'iidada wax akhriska

Wax Akhrisku Waa Furaha Garaadka

Hal akhris ayaa beddeli kara sida aad u aragto dunida... ogow sababta!

Sawir xasilloon oo muujinaya wiil Muslim ah oo fadhiya isagoo xifdinayaa Qur'aanka, hortiisa yaal Musxaf furan.

Waqtiga Aad Ku Xifdin Karto Qur'aanka

Xisaab Cad oo Ku Saleysan Aayadaha ama Bogagga Aad Maalin Walba Xafdiso.

Su'aal Weydiintu Waa Fure

Su'aal Weydiintu Waa Fure: Baro Faa'iidadeeda

Su'aalaha saxda ah waxay kuu fureyaan faham qoto dheer iyo go'aano wanaagsan. Maqaalkani wuxuu sharxayaa muhiimadda su'aal weydiinta.

Halista-Airpodska

ISTECMAALKA WAQTIGA BADAN EE AIRPODS-KA

Waxaad mooddaa AirPods-ka inay yihiin saaxiibadaa kugu dhow - balse ma ogtahay in si aamusnaan ahi ay kuu dhaawici karaan?

INTA AAD KU NOOLAANAYSO NOLOSHA

INTA AAD KU NOOLAANAYSO NOLOSHA.!

Nolosha dhan marka la isku daro, Diinta Islaamka intey ka tartaa?...

ChatGPT wuxuu noqon karaa marin aad ku lumin karto garashadaada.!

ChatGPT wuxuu noqon karaa marin aad ku lumin karto garashadaada.!

ChatGPT aad buu kuu taageeraa, mararka qaarna si aan kala sooc lahayn ayuuba u taageeraa fikrad kasta oo aad la timaaddo...

DUCO KU DHOW AQBALAADDA

duco-ku-dhow-aqbalaadda

Tilmaamo wax tar leh oo uu qofka Muslimka ah u sahlaya inuu duco u jeediyo Rabbigiis si niyad-sami iyo aqbalaad leh...

inta-boqolkiiba-maskaxda

Maxay Tahay Awoodda Dhabta ah ee Maskaxdaada? Faham Xadka Ay Xasuusato!

Dadku si kala duwan bay wax u bartaan, balse waxaa jira habab cilmiyaysan..

Oraah Salafi oo xikmad leh

Oraah Dahabi ah: "Cilmigu waa Diin..."

Imaam Maxamed ibn Siiriin wuxuu yiri: "Cilmigan waa diin ee fiiriya qofka aad ka qaadanaysaan diintiinna." Oraahdan waxay xambaarsan tahay....

sawir soomaali hore ah

Guushii Ummadda Soomaaliyeed: Qoraalka Farta Soomaaliga

Taariikhda qorista farta Af-Soomaaliga iyo saamaynta ay ku yeelatay horumarinta ummadda..

Maskaxda

Sida Maskaxdu u Kaydiso Macluumaadka aad barato

Baro oo ogoow habka cilmi-nafsiyadeed ee ay maskaxdu u xifido macluumaadka iyo sida aad u hagaajin karto xifdintaada

Virus iyo malware

MALWARE IYO VIRUS

Aqoonta muhiimka ah ee ku saabsan malware, virus, iyo sida aad u ilaalin karto qalabkaaga.

qof fekereya

CADAADISKA NAFTA

Fahanka cadaadiska nafeed iyo sida loola dhaqmo

Sawir qeexaya labada nooc ee aqoonta

LABADA NOOC EE AQOONTA

Waxaa jira laba nooc oo aqoon ah oo aan faa'iido kuu lahayn adiga